meeris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hal geeddi (xarig) oo raar, derin, haan iwm la sameeyo. 2. Dersi, cashar iwm. 3. ld meerin.
  2. (xis.) Fogaanta ku wareegsan xood oodan oo kasta ama dhererka goobada oo la mid ah 2r, taas oo, r tahay gacanka goobada.

meerin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg meeri. ld meeris¹ (3).