gelinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Cala.eeg geli. ld gelis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
geliQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gelisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld geli.ld geli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0