gelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gal³. ld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelnii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
galQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Meel godan oo biyo ku jiraan. 2. Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.1. Nuur dayaxa isku wareejiya. 2. Buqshad. 3. Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).(galay, gashay; geli) 1. (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid. 2. (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho. 3. (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Isu tegidda ragga iyo haweenka. 2. ld gelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gelisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld geli.ld geli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gelitaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Irid laga galo meel. 2. ld geli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00