geri
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- 1. Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh. 2. Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

