goon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto. 2. (-ooman, m.l) Dhafoor. 3. (-nyo, m.l) Dhinac.
  2. (c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
  3. Buuro dhagax ah oo badaha dhexdooda iyo xeebaha ku yaal; shacaab.

shacaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. (jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay suurtoggal tahay in la arko marka hirku gaabanyahay, laakiin sida badan waxaa daboola biyo.