gaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka. 2. Ul gaaban oo xooggan.
  2. Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur