goos

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur