gure

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qarsin. 2. Fandhaal.

qarsin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno/-immo, m.dh)

Macnaha:

  1. Fandhaal weyn; qudde.

fandhaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qaaddo qori ka samaysan.