ha
Qaabnax: qr. 1. (nax.)
Macnaha:
- Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus.“Ha keenin!”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

