haf

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.
  2. Cod lagu muujiyo hafidda.
  3. Cunto boobid.