haa

Qaabnax: qr.

Macnaha:

  1. ld haah.

Lamidka: haah

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haah

Qaabnax: Qurub | Particle

Macnaha:

  1. Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey.

Lamidka: haa, haaheeyo, hahey

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur