habaab

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lun².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur