hallayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hallee. ld hallays.

hallee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax qarribid. 2. Ku h.: qof wax ku aaminid.

hallays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hallayn.