hanuun
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.
- Aad iyo aad, si weyn. Tus. “Beerka hanuun buu i xanuunayaa”.
- Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: