haree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eeysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax har u yeelid. 2. Wax iftiin ka qarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur