qiiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Q. isku qarin: hargalulid (qof), iska yeelyeelid (qof). 2. ld qaac¹.ld qaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qarinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qari. ld qaris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00