haryuub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Duuduubka haragga dadka aad u duqoobay yeesho. 2. Buuryo.

buuryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Cadka ka lusha guska intiisa hore oo la gooyo marka la gudaayo wiilasha; yuub, qolof; balag. ld beejo.