buuryoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Cadka ka lusha guska intiisa hore oo la gooyo marka la gudaayo wiilasha; yuub, qolof; balag. ld beejo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
balagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo, m.dh)Macnaha:1. Sixir meel la dhigo si qof meel dheer jiraa uu u yimaado barta sixirku yaallo. 2. Miraha yicibta, lebiga iwm oo curdan ah.Buuryo; beejo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
beejoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld buuryo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0