daa

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (dayay, deysay; deyn)

Macnaha:

  1. 1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”.

Lamidka: dayay, deysay, deyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deyn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.
  2. eeg daa. ld dayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur