ful

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid. 2. Hawl ama arrin hirgelid.