fududQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-daa, -dayd)Macnaha: 1. Wax aan cuslayn ahaansho. 2. Wax sahlan ahaansho. 3. Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.