daw
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Waddo, dariiq; jid. 2. Wax habboon ama xaq ah. ld dow.
- (juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa.
- Ceelal badan oo isku meel ku yaalla.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

