hiddo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld hidde.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hidde

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Soo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedahay. ld hiddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur