hir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco. 2. Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah. 3. Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.
  2. (fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.
  3. Nafley bar yar oo buuralayda ku nool (ari).
  4. Meel dheer ka soo muuqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mowjad

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mawjad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur