hoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nan, m.l)Macnaha:Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0