boodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.Dhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u dhaw oo timaha iyo dharka lagu dhaqdo.+Ku dar▲0▼0