hormoon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Dhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku daraan dabadeedna dhaxalsiiya xubno badani inay shaqadooda fuliyaan, korriimada jirkana qayb weyn ka qaata.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: