hurdiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Midab u dhexeeya midabka cagaarka iyo kan liinta una eg midabka sacfaraanka.Seexin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
seexinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg seexi. ld seexis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0