hurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hur². ld huris².

hur

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) U h.: cid wax u hibayn. 2. (f.mg) Dab bixid.

huris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hurin.
  2. ld hurid.