isweydaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Iska-horimaad; isdhaaf.1. I. ah: lug iyo addin aan isku dhinac ahayn. 2. I. ah: isdhaafidda la isu dhaafo labo jaho oo isku cid ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
isdhaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Waalli. 2. I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.1. (f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho. 2. (f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin. 3. (f.mg) Cid waalasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0