isaga

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kalida lab ah (kan laga hadlayo ama wax laga qoraya). ld isa.

isa

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. ld isaga.