isdhaaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Waalli. 2. I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.
- 1. (f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho. 2. (f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin. 3. (f.mg) Cid waalasho.

