isdhexgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Kulanka laba hir waxa dhici karta inay is taageeraan oo hir maxsuulku uu noqdo wadarta tamarta labada hir, ama ay is tirtiraan oo maxsuulku noqdo faraqa labada hir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur