labidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld isdhexgal.eeg lab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
isdhexgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(fiis.) Kulanka laba hir waxa dhici karta inay is taageeraan oo hir maxsuulku uu noqdo wadarta tamarta labada hir, ama ay is tirtiraan oo maxsuulku noqdo faraqa labada hir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
labQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Labada jaad ee nafleydu u kala baxdo, midka aan uurka yeelan; labood, rag. 2. Qas.1. Wax isku qasid. 2. Wax jaah-wareerin.Wax adag ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0