isticmaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isticmaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isticmaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.
  2. Wax adeegsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur