isugeynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg isugee.(xis.) Astaanta +. Xisaabfalka la isugu keeno laba ama dhowr xaddi si ay u sammeeyaan xaddi kale oo lagu maga-caabo wadar.+Ku dar▲0▼0
isugeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)Macnaha:Laba tiro ama ka badan isku darid.▲0▼0