jaahQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool. 3. Woqooyi (bad). Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sharafQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Magac; xurmo; haybad; maamuus.Qof xurmayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0