jago

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel bannaan oo aan weli degaan laga dhigin. 2. Heer darajo oo shaqo.