heerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jagoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Meel bannaan oo aan weli degaan laga dhigin. 2. Heer darajo oo shaqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
derejoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld darajo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0