jalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo. 2. J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed. 3. Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0