jariir

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Badar la tumay inta aan budada ahayn ee yaryar. ld jiriir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiriir

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld jariir.