jarjar

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah. 2. Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay. 3. Kalaankal.
  2. Wax mid ahaa qaybo u googoyn.

kalaankal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hilib cadad yar yar laga dhigo oo la kariyo.