jayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld jaay. Dhagxaan yaryar oo dhismaha loo isticmaalo. 2. J. ah: qof dhuuban oo xoog badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jaayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0