jed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. ld jarmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jarmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kayn aan la mari karin. ld jed.