jeerin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur