jidiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iimo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha. 2. Dhuuniga la cuno; gasiin.

gasiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.