jiid

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. Wax si xoog leh u soo dhufasho. 2. Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur