jiitinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:1. Xarriiq meel ku taal. 2. Ood weyn oo xeryaha xoolaha iridkooda lagu gooyo; ood-afo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0