jileecQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Adkaan la'aan; fudayd; debec. 2. Karti iyo awood-darro cid ka muuqata.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fudaydQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Culaysyaraanta wax leeyihiin. 2. Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo. 3. ld fududaan. Firfircooni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
debecQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld debcid.1. Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho. 2. U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0