kadabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Calaf Eebbe kuu qoray; risiq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
risiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld risqi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0